English language Course (Koorso dhammaystiran oo luuqada ingiriisiga) - Mogadishu
Posted by Galaxy private school - Private
Mogadishu, Somalia, SO
waxaanu qaab Online ah, ku bareynaa cidkasta oo dooneysa inay waqti yar ku barato luuqada ingiriisiga.
waxaanu baraynaa bar billoow ilaa bar dhammaad, iyadoo lagusoo koobayo waqti shan billood ah
waxaanu ku baraynaa
1. qorideeda
2. akhrinteeda
3. fahankeeda
4. ku hadalkeeda.
5. iyo naxwaheeda
si dhammaystiran oo haqab la'aan ah ayaanu u bareynaa bartaha, iyadoo ay barayaan macalimiin aqoon iyo khibrad dheer u leh. shahaadada ama documentska laga qaadanayo waa Diploma.
si aad u dalbato kooraskan nagala soo xidhiidh lambaradan: 591

✔Do not forget to mention AFRIBABA during your call!
Posting ref : SO-A4915 computer
Courses, Tutoring, Training Language Classes
230 people have viewed this Ad
Contact the advertiser Galaxy private school
so.afribaba.com is not responsible for the products or services offered in the advertisements and is not responsible for the actions of the users.
Report this Ad